Daawo: Gudoomiyaha Gobolka Awdal Oo Ka Hadlay Siyaasiyiintii Reer Awdal Ee Dhawaan Saami-qaybsiga Ka Hadashay
September 9, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Gudoomiyaha gobolka awdal Cabdiraxmaan Axmed Cali oo xafiiskiisa ugu waramayay telifishanka Sahan ayaa sheegay inuu madaxwayne biixi ka qaybgalayo qalin-jabinta ardayda jaamacada Camuud iyo waliba arimaha saamiqaybsiga ee siyaasiyiinta reer awdal ka cawdeen.