Daawo: Gudoomiyaha Guurtida Oo Uga Digay Madax-dhaqameedka & Siyaasiyiinta Kala Qaybinta Bulshada Iyo Cayda Madaxda Qaranka
November 24, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha golaha guurtida jamuuriyada somaliland Md, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa dardaaran iyo waasno u soo jeediyay mada dhaqameedka reer somaliland isagoo ku booriyay inay bulshada ka daayaan kala qaybinta, sidoo kalena soo jeediyay in cayda laga daayo madaxda qaranka.