Daawo: Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga G/banaadir Oo Loo Magacaabay Xubin Ka Mida All-shabaab
January 18, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Tukeraq) Barnaamujka bandhiga idaacada afka somaliga ku hadasha ee VOA, Ayaa sheegtay in gudoomiyaha rugta ganacsiga ee gobolka banaadir loo magacaabay xubin loo tirinayo all-shabaab, tiyoo xogta ay idaacadaasi tabisay ay ku sheegtay in all-shabaab ay ku sii fidayso maamulka gobolka.