Daawo: Gudoomiyaha Shirkada Telesom Oo Sheegay In Loo Baahan Yahay Viber Optic Inay Keenan
September 7, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Gudoomiyaha shirkada isgaadhsiinta ee Telesom oo ka hadlayay shir lagu falanqaynayay ICT ayaa hadal uu halkaa ka jeediyay ku sheegay in loo baahan yahay Viber Optic aan cid inoo soo marin.