marsanews.com
Daawo: Gudoomiyaha Ucid Oo Ka Hadlay Kulankii Ay Madaxwayne Biixi La Yeesheen Iyo In Aanay S/land Wada-hadal La Yeelan Doonin Maamulka Farmaajo
May 4, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Ucid Eng, Faysal Cali Waraabe oo guriga uu dagan yahay kula hadlayay warfidiyeenka ayaa ugu horaynba sheegay qodobadii ay ka wada hadleen xisbiyada mucaaridka iyo madaxwayne biixi, isla sidoo kale waxa uu gudoomiye faysal sheegay inaanay somaliland wada hadal la yeelanayn maamulka farmaajo.

Halkan ka daawo muuqalka warkaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews