Daawo: Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere’ Doorashadu Waxay Qabsoomaysa Marka Sadexda Xisbi Wax Ku Heshiiyaan + Guurtidu Inay Mudo Kordhin Samayso Waxa Keenay Murankii Xisbiyada
November 24, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere oo warfidiyeenku suaalo ka waydiiyeen mudo kordhinta golaha guurtidu u samaysay golaha wakiilada ayaa si ka turjumaysa waaqica dhabta ah uga jawaab celiyay sheegayna in sababta muda kordhinta ay keenen muranka xisbiyadu, taasi oo kaliftay in mudadii doorashada laysla gaadho.