Daawo: Gudoomiye Baashe’ Odayaasha Madashu Waxay u Haystaan In Geel Ay Leeyihiin La Maalayo Markaa Fasax bay Haystaan Lakiin Xisbiyada Laga Yeelimaayo
November 25, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland jamuuriyada somaliland Md, Baashe Maxamed Faarax oo xafiiskiisa kula hadlayay warfidiyeenka dalka ayaa sheegay in xisbiyada mucaaridku ay caadaysteen inay wax walba yidhaahdaan waanu diidnay.