Daawo: Gudoomiye Baashe Oo Sheegay Inuu Cafis u Fidiyay Ramaax
December 30, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha golaha wakiilada jamuuriyada somaliland Md, Baashe Maxamed Faarax, oo ramaax uu u xidhnaa mudo dhawr cisho ah, kadib dacwad uu ka gudbiyay Md, Baashe.