Daawo: Gudoomiye Cirro Oo Fariin u Diray Bulshada Somaliland Kana Hadlay Deyntii Bangiga Aduunka Ee Maamulka Farmaajo
March 28, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Md, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) ayaa fariin caafimaad u diray bulshada islamarkaana sheegay in maanta labada gudoomiye mucaarid iyo madaxwayne biixi ay isaga aragti yihiin arinta.