Daawo: Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Wakiilada Oo Jawaab Adag Hawada u Mariyey Gudoomiye Ciro
November 19, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiye ku xigeenka koowad ee golaha wakiilada somaliland Md, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo ku sugan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorame ayaa fariimo kala duwan hawada u soo mariyay shacbiga reer somaliland iyo waliba gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee waddani oo uu isaga xusuusiyay xiliyadii uu gudoonshaha ka ahaa golaha wakiilada ee uu ka cabanayo