Daawo: Gudoomiye Xigeenka Baarlamaanka’ Waxii Xisbiyadu Ay Ku Heshiiyaan Gole Ahaan Waanu Meel Marin Doonaa + Rajo Kama Qabo Wada-hadalada Somaliya
January 4, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiye ku xigeenka golaha wakiilada jamuuriyada somaliland Md, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle oo waraysi uu la yeeshay telifishanka Saab, ayaa ka hadlay arimo badan oo xaalada guud ee dalka oo arimaha doorashooyinku ay ka mid yihiin.