Daawo: Gudoomiye-yaasha Kulmiye Iyo Ucid Oo Kulan Ku Wada Yeeshay Xarunta Xisbiga Ucid
November 22, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Gudoomiye ku xigeenka xisbiga talada dalka haya ee kulmiye Md, Axmed Cabdi Dheere ayaa maanta kulan kula yeeshay Gudoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe Xarunta xisbiga Ucid, Gudoomiye Axmed Cabdi Dheere Oo Warfidiyeenku wax ka waydiiyeen kulanka isaga iyo faysal ayaa si kooban uga jawaabay.