Daawo: Hadaanu Jibriil Yoonis Nahay Dalkan Madaxwayne Ayaanu Ka Soo Noqonay, Nalooga Biqimaayo Inaanu Dumina + Wabar Waxaanu u Dooranay Suldaanimo Ee Jabhadnimo Umaanu Dooran
November 4, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxda dhaqanka ee beesha jibriil yoonis oo warfidiyeenka la hadlayay ayaa si adag u daadafeeyay hadal dhawaan ka soo yeedhay wabar islamarkaana halkaa ay ka sheegeen in aanay kula socon waxa uu suladaan wabar sheegay.