Daawo: Hogaanka Sare Ee Xisbiga Kulmiye Oo Si Rasmiya u Gudoomay Musharaxnimada C/laahi Sheekh Maxamed Axmed
January 13, 2021 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Munaasibad ka qabsoontay xarunta xisbiga kulmiye ayaa hogaanka sare ee kulmiye si rasmi ah u gudoomeen musharaxnimada C/laahi Sheekh Maxamed Axmed oo u tartami doona doorashada golaha wakiilade, halkaasi oo ay hadalo ka jeediyeen masuuliyiin isugu jiray salaadiin, aqoon-yahan, xildhibaano, iyo gudoomiye ku xigeenka kulmiye Md, Axmed Cabdi Dheere