Daawo: Is Rasaasayn Dhex Martay Jaadlayaal Iyo Ciidamada Bilayska
April 29, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Degmada dhaqoshay ee deegaanka gobolka togdheer ayaa la sheegay inay shalay is rasaasay ku dhexmartay ciidamada bilayska iyo jaadlayaal sida jaad ay rabeen inay soo galiyaan degmadaasi, sida uu sheegay gudoomiyaha degmada oo u waramayay warfidiyeenka.