Daawo: Isu Soo Bax Balaadhan Oo Shacbiga Reer Boorame Ay Maanta Ku Taageeren Qudbadii Madaxwayne Biixi Iyo Fariinta Ay u Direen Farmaajo
February 20, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Shacbiwaynaha ku dhaqan magaalo badaxda gobolka awdal ee boorame ayaa maanta isu soo bax balaadhan ku muujiyay dareenkooda sida ay u arkaan qudbadii madaxwayne biixi uu ka hor jeediyay labada gole ee guurtida iyo wakiilada.