Daawo: Jabhadii Awdal Ee Dhawaan Dagaalka Iclaamisay Oo Maanta Ka Iskaakh-furulaystay Sheegayna Inay Qarankooda Wax La Qabsanayaan Oo u Hogaansamayaan Dawlada
November 14, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Dhawaan jabhadii gobolka awdal ka iclaamisay dagaalka ka dhanka ah somalilan ayaa maanta si rasmiya u sheegay inay ka noqdeen hawshii lidiga ku ahayd qaranimada islamarkaana ay wada hadal ku soo gabgabeeyeen tabashadoodii