Daawo: Jawaabta Ay Ka Bixisay Wasaarada Diinta Iyo Awqaaftu Hadaladii Culumada Ee Maanta
April 15, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasaarada diinta iyo awqaafta oo soo saartay war saxaafadeed la xidhiidha hadalo maanta ay jeediyeen qaar ka mida culumada dalka islamarkaana war saxaafadeedkaasi uu akhriyay agaasimaha guud ee wasaarada islamarkaana wasiirka diinta iyo awqaaftu uu isna halkaa faahfaahin dheeriya ka jeediyay.