Daawo: Jawaabta Wasiirada Kaahin Iyo Gaafadhi Ay Ka Bixiyeen Hadaladii Masuuliyiinta Waddani
October 1, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Wasiirada arimaha gudaha iyo xanaanada xoolaha, Maxamed Kaahain iyo Xasan Gaafadhi, ayaa jawaab ka bixiyay weedho xanaf iyo xajiin badnaa oo masuuliyiinta waddani xukuumada warbaahinta u soo mariyeen.