Daawo: Jigjiga Oo Qofkii u Horeeyay Laga Helay Covid- 19 Iyo Halka Uu Ka Yimid
April 27, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Magaalo madaxda dawlad deegaanka somalida itoobiya ee Jigjiga, ayaa markii u horaysay laga helay qofkii koowaad ee qaba xanuunka corona-virus, sida uu sheegay wasiirka caafimaadka ee ismaamulka somalida itoobiya.