Daawo: Jiif Caaqil Afqaloocshe Oo Ka Hadlay Xaalada Dalka Iyo Ciro Oo Uu Xusuusiyay Duudsi Uu Kula Kacay Xildhibaanada Reer Awdal Xiligii Uu Gudoomiyaha Wakiilada Ahaa
November 27, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Jiif caaqil Aadan Afqaloocshe oo ka mida madaxdea dhaqanka reer somaliland ayaa ugu horayn ka hadlay xaalada guud ee dalka, iyo gudoomiye ciro oo uu dhaliil kulul u soo jeediyay, sidoo kalena xusuusiyay xiligii uu gudoomiyaha baarlamaanka ahaa inuu duudsiyay xaq iyo xuquuq ay lahaayeen xildhibaanada golaha oo ka dareeray fadhi lagu gorfaynayay saamiqaybsiga islamarkaana ciro uu yidhi loo joojin maayo waa sida uu sheegay caaqilkuye.