Daawo: Kaahin Iyo Xirsi Oo Hadalo Ay Isugu Duur-xulayeen is Waydaarsaday
November 10, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Munaasibadii uu xilka kula wareegayay taliyaha cusub ee ciidamada bilayska somaliland ayaa maanta ay hadalo duur xula oo weerar iyo weerar celis ah isku dhaafsadeen fagaarihii xil-wareejinta, hogaamiyaha xisbiga waddani xirsi iyo wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin.