Daawo: Khatarta Caalamad La’aanta Wadooyinka Hargeysa & Hooyo Muwadinad Ah Oo Isku Xil Qaantay Dhaafinta Ardayda Wado Gaadiid Badani Maraan
March 11, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wadada halbawlaha ee magaalada hargaysa oo aan lahayn calaamadihii lagu garan lahaa inuu goobta iskuul ka dhaw yahay iyo kala hagistii gaadiidka toona, ayaa ardayda dhigata iskuulka 31-ka may ay wadada ka gudbisaa hooyo muwaadinad ah oo iyadu samaysatay calaamad ay u isticmaasho joojinta gaadiidka xiliga ardaydu iskuulka ka soo dareerto.