Daawo: Labada Dhinac Ee Jabuuti Iyo S/land Oo Si Isku Mid Ah Uga Hadlay Markabkii Jiidayay Xadhiga Internat-ka Ee Ciidamada Ilaalada Xeebtu Dib u Celiyeen
January 25, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Labada dal ee jamuuriyada jabuuti iyo jamuuriyada somaliland ayaa wasiiradooda sigaadhsiinta ay si isku mida uga wada hadleen markab ay ciidamada ilaalada xeebaha somaliland maanta ka celiyeen xeebta berbera.