Daawo: Labada Xisbi Mucaarid Ee Ucid Iyo Waddani Oo Si Wada Jira War Uga Soo Saaray Arinta Doorashooyinka
September 8, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Gudoomiyayaasha labada xisbi mucaarid ee Waddani iyo Ucid ayaa si wada jira u soo saaray war-murtiyeed ay kaga hadlayaan arinta doorashooyinka.