Daawo: Laf-dhabartii Gudidii Hore Ee Doorashooyinka Oo Markale Cod Aqlabiyad Ah Golaha Wakiiladu Ku Ansixiyeen
November 12, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Marwo Kaltuun Sheekh oo hore u ahayd ijiin dhaqaajiyihii gudidii hore ee doorashooyinka oo markale qaranku u cugtay ka mid ahaanshaha gudida cusub ee doorashooyinka islamarkaana maanta golaha wakiiladu ku ansixiyeen cod aqlabiyad ah, marwo kaltuun oo dareenkeeda cabirtay ayaa sheegtay.