Daawo: Maamulka Sky Hotel Hargeysa Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Dadkii Kala Qeybqaatay Dhismaha Huteelka
March 18, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Mulkiilaha hotelka casriga ah ee SKY HOTEL hargaysa Filsan Jaamac ayaa munaasibad casho sharaf ah ku maamuustay dadkii kala soo qayb qaatay geedigii dhismaha hotelka.