Daawo: Madaxwayne Biixi, Dhakhaatiirtu Tusaale Ha Noqdeen Oo Waxay Noo Sheegayaan Iyaga Haka Muuqdo
May 4, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi, oo maanta warfidiyeenka la hadlayay ayaa sheegay in dhakhaatiirtu ay yihiin kuwo mudan in iyagu ay tusaale noqdaan oo waxa ay sheegayaana ka muuqdo lkn aanay marna odhan dadka kala fogaada marna shaqaalahooda oo laba boqol ah meel isugu keenin.