Daawo: Madaxwayne Biixi, Ma Ninka Baarlamaanka Ma Yeelayo Yidhi baa Digtaytar Ah Mise Ka Ogol + Siyaasiyiinta Xamar Amaanaya Ma Waxay Leeyihiin Ku Dayda Meesha Madaxdoodii Dhoofka u Diidan Tiyoo Villa Somaliya Lagu Ilaaliyo
November 16, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi oo maanta daah-furay carwada caafiaadka oo lagu qabtay hargaysa ayaa halkaa hadal uu ka jeediyay bulshada u bayaamiyay tabashada xisbiga waddani inay daw-daro tahay islamarkaana sheegay in diidmada baarlamaanka.