Daawo: Madaxwayne Biixi, Maanta Waxay Ahayd In Halkan Uu Axmed Mire Joogo Oo Qudbadan Uu Qaybtiisa Qaato + Saldhiga Madaarka Berbera Waxaanu..
September 15, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi oo ka qaybgalay munaasib loo sameeyay arday ka qalin jabisay jaamacada burco ayaa halkaa uu madaxwayne biixi hadal uu ka jeediyay kaga hadlay arimo la xidhiidha.