Daawo: Madaxwayne Biixi Oo Booqday Dhismaha Biriijka Isku Xidha Jaamacada Camuud Iyo Boorame
September 11, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland oo ku sugan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorame ayaa booqday dhismaha biriijka isku xidha jaamacada camuud iyo boorame, biriijkaasi oo uu ku deeqay madaxwayne biixi kharashka ku baxaya.