Daawo: Madaxwayne Biixi Oo Ka Hadlay Meelaha Aanay Somaliland Iyo Somaliya Waligood Iska Aqbali Karin
December 6, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si xeeldheeri iyo aqoonba leh uga hadlay arimaha somaliland iyo somaliya iyo waliba sida aany marna suurta gal u ahayn inay wax isla gartaan.