Daawo: Madaxwayne Biixi Oo Ka Qayb Galay Aas Qaran Oo Maanta Hargaysa Loogu Sameeyay Taliye Fadal
November 2, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta ka qayb galay jinaasda taliyihii ciidanka bilayska somaloiland marxuum cabdilaahi fadal iimaan oo xalay xaqii ku yimid laguna aasay maanta xabaalaha masalaha.