Daawo: Madaxwayne Biixi Oo Ka Qaybgalay Aas Wadareedka Qoyskii Guud Ahaan Ku Nafwayay Roobkii Hargaysa ka Da’ay Iyo Fariinta Uu Bulshada u Diray
December 8, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan xukuumada ayaa ka qaybgalay maanta aas-wadareedkii loo sameeyay qoyskii ku dhintay guriga uu roobku ku soo dumiyay.