Daawo: Madaxwayne Biixi Oo Sheegay In Saldhigii Milateriga Ee Imaaradku Ka Samaysanayeen Madaarka Berbera lagala Noqday
September 14, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi ayaa shaaca ka qaaday in imaaradka ay kala noqdeen saldhigii milateri ee ay ka samaysanayeen madaarka berbera, islamarkaana uu noqon dooro madaarka berberi.