Daawo: Madaxwayne Biixi Oo Si Aadag Uga Hadlay Dilkii Taliyaha Sirdoonka Gobolka Sool
March 17, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi oo maanta kormeer ku marayay xarumaha ciidamada qaranku ay hargaysa ku leeyihiin ayaa ugu horayn ka hadlay dilkii loo gaystay taliyihii sirdoonka gobolka sool oo xalay dablay hubaysani ay ku dileen magaalada laascaanood.