Daawo: Madaxwayne Biixi Oo Si Laxaadle Loogu Soo Dhaweeyay Boorame
September 11, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi oo maanta ka qaybgalay qalin jabinta ardayda jaamacada camuud ayaa lagu soo dhaweeyay duleedka magaalada boorame.