Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka’ G/awdal Balaayo Uun baa Ka Maqan + Wasiir Koore, Intay S/land Jirtay Gobolka Aan Marqudha Madaxtooyada Ka Maqnaan Waa Awdal
November 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wafti uu hogaaminayo madaxwayne ku xigeenka oo ku sugan magaalo madaxda gobolka awdal ee boorame ayaa halkaa hadalo ay ka jeediyeen kaga hadlay arimaha nabad gelyada iyo jabhada la sheegay in bariga awdal ka dilaacday.