Daawo: Madaxweynaha Puntland Oo Eedeyn Kulul u Jeediyey Maamulka Farmaajo
March 15, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha maamulka somaliya ee Puntland Md, Siciid Dani, oo qudbad ka jeedinayay shir maamulka Puntland uga furmay xaruntooda garoowe ayaa halkaa hadalo iyo eedo kulul ba uga jeediyay maamulka fadaraalka ee farmaajo horkacayo.