Daawo: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Dagaalka ka Soo Cusboonaaday Gobolka Sanaag Iyo Xanuunka Dunida Aafeeyay Ee Covid-19
April 19, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi oo la hadlayay warfidiyeenka ayaa ugu horayn baaq nabadeed u soo jeediyay beelaha walaalaha ah ee dirirta colaadeed maanta dib uga dhex bilaabantay gobolka sanaag, sidoo kale waxa uu madaxwayne biixi ku fogaaday dardaaran uu bulshada noocyadeeda kala duwan u soo jeediyay oo la xidhiidha ka hortaga xanuunka corona-virus.