Daawo: Madaxweyne Biixi Oo Ka Warbixyey Kormeer Uu Ku Tagay Masruuca Wax Beerista Banka Wajaale.
September 13, 2019 - Written by editor marsan
Hargaisa:(Marsanews) Madaxwaynaha jamuuriyada somaliland Md, Muuse Biixi Cabdi iyo wafti uu horkacayo oo maalmahan ba ku sugnaa gobolada galbeedka somaliland ayaa maanta kormeer hawleed ku tagay banka mashruuca wax beerista ee wajaale, islamarkaana ka warbixiyay.