Daawo: Madaxweyne Xigeen Saylaci Oo Magacaabay Guddi
April 27, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Madaxwayne ku xigeenka somaliland Md, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ah gudoomiyaha gudida ka hortaga xanuunka dunida aafeeyay ee corona-virus, ayaa maanta soo saaray warqad uu ku magacaabay gudi heer qaran ah.