marsanews.com
Daawo: Marwo Adna Aadan Oo Dood Cajiiba Ka Sheegtay Inay S/land Guulaysatay Kana Adkaatay Cadawgeedii, Caalamka Hagradayna Ay Guul-daraystay
May 22, 2020 - Written by editor marsan

Hargeisa:(Marsanews) Marwo adna aadan Ismaaciil oo ka qayb gashay dood cajiiba oo lagaga hadlayay somaliland waxa u qabsamay 29sano ka dib ayaa halkaa ka sheegtay in somaliland ay ka guulaysatay cadawgeedii balse kuwa guul-daraystayna ay yihiin beesha caalamka oo hagratay somaliland islamarkaana waxii ay xaq ugu lahayd aanay ka helin, marwo adna oo hadalkeeda sii wadata ayaa ka warantay somaliland iyo waaqica dhabta ah ee yaal sidoo kalena sheegtay in somaliland uu hogaamiyo madaxwayne muuse biixi oo codka shacbiga lagu soo doortay, sidoo kalena axsaabta mucaaridka iyagana loo codeeyay oo ay tahay sunaha dumuquraadiyada, waxa ay marwo adna sheegtay inay jeceshahay inay ka sii hadasho somaliland oo aanay toban saacadood ku dhamayn karin.

Halkan ka daawo qaybta koowaad ee muuqalka doodaa

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews