Daawo: Mawqifka Xisbiga Waddani Iyo Waxa Ay Ka Qabaan Xubinta Loo Doortay Gudoomiyaha Komishanka
November 30, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee waddani, Barkhad Batuun oo mid warfidiyeenku wax ka waydiiyay mawqifkooda xisbiga wadani ee xubinta loo doortay gudoomiyaha gudida doorashooyinka, islamarlkaana uu afhayeen barkhad kaga jawaabay.