Daawo: Maxaa Ka Jira Xogta Sheegaysa In Saldhigga Badda Ee Wadanka Itoobiya Uu Noqonayo Jabuuti
December 4, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Warbixin laga soo xigtay warbaahinta waddanka itoobiuya ayaa daboolka ka qaaday halka uu noqon doono saldhiga bada ee ciidamada itoobiya.