Daawo: Maxamud Raage Oo Si Adag u Daadafeeyay Dooda Xisbiyada Mucaaridka Oo Uu Ku Tilmaamay Mid Indho-la’aan Ah
January 14, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Maareeyaha guud ee madbacada qaranka Maxamuud Raage oo warfidiyeenka ugu waramayay xafiiskiisa ayaa si adag u difaacay madaxwayne biixi islamarkaana daadafeeyay dooda jaban ee xisbiyada mucaaridka.