Daawo: Maxamud Xaashi, Mudo Xileedkii Madaxwaynuhu Wuu Dhamaaday Ee Waxaan Aaminsanahay In La Kala Saaro Hogaaminta Talada Dalka Iyo Ta Kulmiye
January 12, 2020 - Written by editor marsan
Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in ay tahay xeer in la kala saaro guddoomiyaha Kulmiye iyo Madaxweynaha oo uu xilkaasi banneeyo madaxweyne Biixi sidii Siilaanyo ugu wareejiyay markii uu madaxweynaha ahaa.