Daawo: Maxamud Xaashi Oo Sheegay In Cadaalad Darada Laga Dhaxlo Haybad La’aan Iyo Hogaamiyaha Oo Cimrigiisu Soo Gaabto
March 16, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Wasiirkii hore ee madaxtooyada xukuumadii madaxwayne silanyo, Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi oo ka hadlayay fagaare suldaan lagu caleemo saarayay ayaa halkaa kaga hadlay cadaalad darada in laga dhaxlo hogaamiyaha oo cimrigiisu soo gaabto.