Daawo: Maxamud Xaashi Wakhtigii Maxamed Kaahin Way Dhaaftay, Hordhaca Waraysi
December 5, 2019 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Hordhaca Waraysi lala yeeshay Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi ayuu kaga hadlay arimo badan oo ku saabsan hamigiisa siyaasadeed iyo hogaaminta xisbiga kulmiye.