Daawo: Mid Ka Mida Rukumadii Xisbiga Wadani Oo Macasalaameyey Xisbigii Uu Xilka u Hayay
January 19, 2020 - Written by editor marsan
Hargeisa:(Marsanews) Xogahayihii xidhiidhka wadamada carabta ee xisbiga mucaaridka ah ee waddani Axmed Safiina ayaa guud ahaan ba ka amba-baxay xisbigii uu ka tirsanaa kadib markii uu gudoomiye ciro u soo diray warqada iscasilaada islamarkaana uu gudoomiyuhu.